General Questions
You’ll find in this section all the frequently asked question.
If you need futher informations, feel free to Contact us.
What are the requirments for renting a car? Maxay yihiin shuruudaha layga baahan yahay?
there are four requirements?
1- Driving license
2-Sponsor or foreign passport
3-Advance payment for the period car rented if period in long 50% advance payment is acceptable.
4- Minimum Driving age is 27 yrs old
Shuruuduhu waa afar:
1- Liisanka gaadhiwadashada
2- Damiin ayaa la rabaa ama passport ajaaniba oo laguu hayn doono
3- Lacagtu waa qadin, hadii mudadu dheertay 50% qadina wala aqbalayaa
4- Dada ugu yar ee gaadhi laga kiraynayaa waa 27 jir
Adaa dooran kara caysmikuna waa loo helayaa qofka shuruudaha buuxiya
What are the methods of payment for the car rental services? Qaabkee lacagta loo bixinayaa?
You can pay by cash, Paypal or by bank transfer.
Waxaad u bixinkartaa kaash, Paypal ama xawilaad bangiya
How do I rent a car? Sideen gaadhi u kiraysan karaa?
You can rent a car by simply clicking on the home button in the menu or by calling +252 633 11 4444. If you choose to reserve a car online you have to pay $50 in advance to Zaad or edahab then we will contact you to confirm your reservation. (if you cancel your booking prior the booking time we will pay you back)
Waxaad gaadhi u kiraysan kartaa inaad kilik ku dhufato home button-ka kamida meeniyuuga ama inaad soo garaacdo 633 11 4444. hadii aad online ka ka samaysato booking waxaa $50 kusoo shubaysaa lambarka Zaad ka ah ama Edahabka kadibna waanu kula soo xidhiidhaynaa si aan kuugu xaqiijino in diiwaangelintaasi kuu ansaxday. (hadii aad ka laabato booking ka xili hore lacagtaada waalaguu celinayaa)
Can I change the car after the reservation? Gaadhiga ma bedeli karaa marka lay diyaariyo kadib?
Yes. If you would like to change or cancel your reservation of a car after approving it, please call +252 633 11 4444 or reach us by contacts provided in the Contacts page.
Haa, hadii aad jeceshay inaad badasho ama kansasho gaadhiga kuu yaala kadib marka laguu xaqiijiyo waxaad lasoo xidhiidhi kartaa 0633 11 4444 ama info@royalcaronline.com
Where can I take the car from and where should I return it? Gaadhiga xageen ka kaxaystaa ama kuso celiyaa?
You can take the car at Royal office in Hargeisa down town, opposing the Central bank. If you have reserved a car for more than seven days, we can deliver the car to the location of your choice. The car has to be returned to an agreed location in Hargeisa except Egal airport, where we provide lift and delivering with out charge to our customers.
Gaadhiga waxaad ka kaxaysanaysa xafiiska Royal oo ku yaala badhtama suuqa hoose, kasoo horjeedka bangiga dhexe. hadii aad gaadhi dalbato in ka badan todoba cisho halkaaga ayaa laguugu keenayaa, markaad soo celinayso gaadhiga waxaad keenaysaa xafiiska Royal marka laga reebo eerboodhka Cigaal oo shirkadu kaasoo kaxaysanayso sidoo kalena gayso macaamiisha shirkada.
What should I do, if the car breaks down or hit by another car? Maxaan sameeyaa hadii gaadhigu iga jabo ama aan shil-galo?
If your car breaks down, please call us immediately at +252 633 11 4444
hadii gaadhigu kaa cadilmo ama aad shil gasho fadlan si degdega noola soo xidhiidh +252 633 11 4444
Do you deliver cars outside Hargeisa? gaadhi ma gaysaan meel ka baxsan Hargeysa?
Yes, we will deliver you the car to the location of your choice if the rental period is 30 days or more with additional cost.
Haa, waanu kuugu keeni karnaa hadii mudada kiradu gaadhayso 30 cisho iyo wixii ka badan iyadoo kharashka shiidaalka iyo dirawalka aad adigu iska bixinayso
When can I contact you? Xageen idinkala soo xidhiidhaa?
You can call us 24/7 by phone no. +252 633 11 4444
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa 24/7 by phone no. +252 633 11 4444
Are there any maps in the car? Gaadhigu khariirad ma leeyahay?
No, at the moment map is not available but soon we are going to install it insha Allah.
Maya, hada khariirad malaha laakiin mustaqbalka dhow waan ku shubi doonaa insha Allah